Friday, October 24, 2025

Sweden oo dib u bilowday Talaalka AstraZeneca iyo Denmark oo go’an Cusub kasoo saartay

0
 Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa waqti yar ka hor ku dhawaaqday in Sweden ay dib u bilaabayso tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah Corona, laakiin kaliya loogu tala...

Midowga Yurub oo ka hadlaya Heshiiska Qaxootiga ee Turkiga kala dhaxeeyay

0
Wasiirada Arimaha Dibada ee Midowga Yurub waxay ka hadlayaan mowduuca heshiiska socdaalka ee u dhaxeeya Midowga Yurub iyo Turkiga ee dhacay sanadkii 2016. Heshiiska wuxuu dhigayaa...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Safarada uga yimid Denmark ee la joojiyay

0
Booliska Sweden ayaa u diiday inay soo galaan 13,000 oo safar ah oo ka yimid Danmark tan iyo markii mamnuucida soo galitaanka la soo...

Liiska Lix Dal oo joojiyay Talaaalka AstraZeneca Madama Dadka lagu talaalay lagu arkay Dhiig...

1
Dhowr waddan oo aan ku jirin Danmark ayaa joojiyay isticmaalka tallaalka corona ee ka socda AstraZeneca, ka dib kiisaska dhiig-xinjirowga lagu arkay dadkii lagu...

Denmark oo joojisay Talaalka AstraZeneca oo lagu arkay Dhibaato Dadkii lagu talaalay

0
Hay'adda caafimaadka Denmark ayaa si ku-meel-gaadh ah u joojisay tallaalka tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah Corona. Waxayna SVT ka soo xigatay wakaaladda wararka ee Reuters...

Denmark oo Sharciga Deganaanshaha ka ceshatay 94 Qof oo Qaxooti Suuriyan Ah

0
Warbixin uu daabacay wargayska Ingriiska ee Independent laba maalmood ka hor ayaa lagu sheegay in Danmark noqotay wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee ka qaada qaxootiga Siiriya deganaanshaha, taas...

Denmark oo Shaacisay Waqtiga uu diyaarka yahay Basaboorka Corona

0
Dawladda Denmark ayaa filaysa in baasaboorkeeda corona ee dijitaalka ah, ee muujinaya in dadka la tallaalay ama ay dhowaan laga waayay Corona, uu diyaar...

Booliska Denmarka oo qabtay 9 Qof oo soo qaadayay 325 kilo oo cocaine ah

0
Sagaal qof ayay qabteen bilayska Kobanheegan markii ay ku guda jireen soo saarista 325 kilo oo kokain ah oo ku jirtay konteynar yaalay Hedehusene...

Kumanaan Qof oo Denmark ah oo Mudaharaad ka sameeyay Xuduuda Sweden ee la xiray

0
Kumanaan deenish ah oo guryo ku leh Sweden ayaa ka mudaaharaaday go'aanka lagu mamnuucayo soo gelitaanka dalka. Waxay muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin in guryahooda ay la...

Denmark oo adkeysay Sharuudaha Dadka ka imaanaya Gobolada Sweden Qaarkood

0
Danmark waxay adkaysay habraaca soo gelitaanka ee dadka safarka ah ee Iswiidhan ka socda ujeeddo ganacsi ama booqashada qaraabo. safarleyda ka imanaya meelaha ay...