Caasimada Denmark oo lagu Xiray Iswidhish 16 jir oo Dil geysan rabay
Wiil 16 jir ah oo u dhashay dalka Sweden ayaa u xiran isku day dil iyo hub uu ku haysto magaalada Copenhagen. Sida ay...
Raisal Wasaaraha Denmark oo Weerar Gacan-qaad ah lagu qaaday
Raisal Wasaaraha Dalka Denmark ayaa lagu qaaday Weerar Qacan qaad ah xili ay ku jirtay Nolosheeda Caadiga Ah.
Nin 39 Sano jir ayaa Weerar Gacan-qaadka...
Qiimaha Gawaarida Korontada ku Shaqeysa oo hoos u dhacay
Qiimaha baabuurta naaftada iyo shidaalka ee la isticmaalo ayaa kor u kaca bishii Febraayo, halka qiimaha baabuurta korontada uu hoos u dhacay, sida lagu...
Sweden oo kasoo horjeesatay Xabad Joojinta Israel iyo Hamaaz
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden, Tobias Billstrom, ayaa diiday inuu taageero dalabka xabad joojin ee Gaza oo ay soo bandhigtay Spain Malta, Belgium iyo Ireland.
Bellstrom...
Denmark oo Sharci Adag kasoo Saartay Gubista Kitaabka Quraanka
Baarlamaanka dalka Denmark ayaa ansixiyay sharci mamnuucaya in si aan wanaagsanayn loola dhaqmo qoraalada diimaha. Sharcigaan ayaa loogu magac daray sharciga Quraanka kaas oo...
Eritrea kale oo isku Farasaaray Caasimada Denmark
Booliska Copenhagen ayaa saaka go'aan ku gaadhay in la sii daayo inta hadhay 67 qof oo xalay loo xidhay xaflad ka dhacday magaalada Amager...
Qarax ka dhacay Caasimada Copenhagen, Booliska oo ka warbixiyay
Subixii hore ee sabtida, dadka ku nool Caasimada Copenhagen ayaa ku soo toosay jugta Qarax xoogan kaasi oo laga maqlay nawaaxiga halka uu ka...
Afar Qof oo lagu Dhaawacay Toogasho ka dhacay Dalka Denmark
Hal qof ayaa dhintay afarna waa la dhaawacay kadib markii laba nin oo wajiyada soo duubtay ay rasaas ku fureen fiidnimadii Sabtida magaalada Christiania...
War Deg Deg Ah:- Denmark oo soo bandhigtay Hindise Sharciyeedka lagu Mamnuucayo Quraan Gubista
dawladda Denmark ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeedka ku saabsan sida ay suurtogal ugu noqon karto joojinta gubista qur’aanka kariimka ah.
Sida laga soo xigtay wasiirka...
Kooxda Al-Qaeda oo Hanjabaad u soo dirtay Dalalka Sweden iyo Denmark
Ururka argagixisada ah ee Al-Qaacida ayaa soo saaray hanjabaado cusub oo argagixisanimo oo ka dhan ah dalalka Sweden iyo Denmark, iyadoo la eegayo dhacdooyinkii...