Home Wararka Caalamka Raisal Wasaaraha Denmark oo Weerar Gacan-qaad ah lagu qaaday

Raisal Wasaaraha Denmark oo Weerar Gacan-qaad ah lagu qaaday

0
Foto: Martin Sylvest/AP

Raisal Wasaaraha Dalka Denmark ayaa lagu qaaday Weerar Qacan qaad ah xili ay ku jirtay Nolosheeda Caadiga Ah.

Nin 39 Sano jir ayaa Weerar Gacan-qaadka u geestay xili ay soo aaday Dukaan si ay u dukaameysato.

Booliska Denmark oo xiray ninka Weerar geestay ayaa ka hadlay Dhacdada waxana ay sheegeen in ninka uu ahaa Qof Saqraasan isla markana Weerarka salka ku heynin Wax siysaasad ah.

Mette Frederiksen ayaa hakad ku sameesay Ololaheeda Doorashada Midowga yurub oo shalay lasoo gabagabeeyay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here