Thursday, September 28, 2023
Ad Somaliska

Muwaadin Somali ah oo lagu Dilay Caasimada Denmark ee Copenhagen

0
Wararka laga helayo dalka Denmark ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay magaalada Copenhagen ee caasimadda u ah dalkaas. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Rabiile...

Waalidiinta oo loo kordhinayo Maalmaha Fasaxa ee Halka Mar Waalidiinta Qaadan karaan

0
Xisbiyada Dhisay Dowlada oo garab ka helaya Xisbiga Midig Fog ee Sverigedemokraterna ayaa ku heshiiyay in la kordhiyo Maalmaha laba laamba ee loo yaqaano...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Haa ugu Codeeyay Heshiiska Cusub ee Magangalyodoonka

0
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka. Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa...

Khatar Argagixiso oo ka jirta Denmark Sida uu sheegay Booliska

0
Khatarta argagixisanimo ee ka dhanka ah Danmark waa mid halis ah, waxayna ku jirtaa heerka labaad ee ugu khatarta badan marka loo eego cabbir...

Labo Dhalinyaro ah oo lagu Dilay Caasimada Denmark, Booliska oo ka hadlay Dilka

0
Booliska Denmark ayaa sheegay in wiil 17 jir ah iyo wiil 18 jir ah ay ku dhinteen Toorey kadib markii ay lagu weeraray xaafada...

Wasiir ka tirsaa Denmark oo lagu eedeegay Inuu Faafiyay Xogta Qaranka

0
Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Denmark, Claus Hjort Frederiksen, ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu gudbiyay xog sir ah. Arintan ayaa dhacday ka dib markii...

Sweden oo Noqotay Dalka ugu Xun Dalalka Scandinavian-ka Dhanka Musuq-maasuqa

0
Dalka Iswiidan ayaa dib uga dhacay qiimeynta sanadlaha ah ee la dagaalanka musuqmaasuqa ee Transparency International. Dalkan ayaa kaalinta shanaad ka galay Singapore,waxana uu hoos...

Raisal Wasaaraha Sweden ” 16 Toogasho iyo 11 Qarax ayaa dhacay Stockholm 30 Cisho...

0
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristershon ayaa sheegay in 16 toogasho ah iyo 11 qarax ay ka dhaceen Stockholm oo keliya tan iyo Christmas-ka. Madaxda dhinacyada heshiiska "Tido" oo...

10 Qof oo lagu Dilay Toogasho wadareed ka dhacday beerta Monterey ee Degmada Los...

0
Toban qof ayaa ku dhintay toban kalena way ku dhaawacmeen toogasho wadareed ka dhacday beerta Monterey ee degmada Los Angeles, sida ay booliisku xaqiijiyeen. Dembiilaha...

Denmark oo Xir xirtay 100 Qof oo lagu eedeeyay inay Lunsadeen Lacago

0
Dowlada Denmark ayaa ku dhawaaqday inay Xabsiga dhigtay 100 Qof oo lagu eedeeyay lunsashada lacago. Dadka la xiray ayaa lagu heestaa inay lunsadeen lacago loogu...