Home Wararka Caalamka Caro ka dhalatay Hadal Raisal Wasaaraha Denmark ka tiri Mamnuucida Gubitaanka Quraanka...

Caro ka dhalatay Hadal Raisal Wasaaraha Denmark ka tiri Mamnuucida Gubitaanka Quraanka ee Dalkeeda

0
Foto: Martin Sylvest/AP

Xili Dalalka Yurub badankooda ay ka jirto Xiisad ka dhalatay in la gubo Quraanka kariimka Waxaa Dalalka Qaar ay bilaabeen inay Mamnuucaan Gubitaanka Quraanka waxana Dalalkaasi kamid ah Dalka Denmark oo durba bilaabay tilaabadaasi.

Raisal wasaaraha Dalkaasi Mette Frederiksen oo ka hadleysa Qorshadooladeeda ee ku aadan Gubitaanka Quraanka ayaa jeedisay hadal abuuray Caro xoogan oo ku aadan dadka ku nool Dalkaasi ee Islaamka.

Mette Frederiksen ayaa sheegtay in Mamnuucida Quraan gubista aysan lamicno aheyn Xadiditaanka Xuriyada Hadalka.
Wasaaarada Cadaalada Denmark ayaa dhankeeda sheegtay in Booliska ay xoojiyeen Xuduudaha iyo amaanka Dalka iyadoo ula jeedka uu yahay in laga hortago Wax walbo oo amaanka ka hor imaanaya.
Hadalka Raisal Wasaaraha ayaa loo fasirtay in ay raali ka tahay sii socoshada falalka lagu gubayo Quraanka kariimka.
Somaliska Copenhegan
AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here