Home Wararka Caalamka Taksiile Gaarigiisa ka Dajiyay Haweeney Lesbian Ah oo soo dalbatay

Taksiile Gaarigiisa ka Dajiyay Haweeney Lesbian Ah oo soo dalbatay

0

Nin Taksiile ah ayaa si lama filaan ah gaarigiisa ugu dajiyay Haweeney kamid aheyd Macaamiishiisa oo jinsi ahaan aheyd Lesbian.

Haweeneyda ayaa ninka Taksiilaha kasoo dalbatay Södermalm waxayna ku socotay Xaafadeyda markii ay wadada ku jireen ayay si lama filaan ah Taleefan ugu hadashey iyadoo la hadleysa Haweeney kale oo Lesbian ah.

Darawalka ayaa sheekada dhageestay intii uu Gaariga waday Waxana uu si kadis ah u joojiyay gaariga kadibna ku amray Haweeneyda inay Gaariga kasoo dagto waliba si xoog ah.

Sheekada ayaa hada u gudubtay Booliska waxana Shirkada BOLT oo aheyd shirkada lagu soo dalbaday Darawalkan loo gudbiyay Dhacdada.

Maanta iyo Todobaadkan ayaa lagu jiraa xiliga ay leeyihiin Dadka wax iskaga raadiya isku jinsiga iyagoo Dabaaldagyo waaweyn ku soo bandhiga bartamaha Caasimada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here