Home Wararka Denmark Waalidiinta oo loo kordhinayo Maalmaha Fasaxa ee Halka Mar Waalidiinta Qaadan karaan

Waalidiinta oo loo kordhinayo Maalmaha Fasaxa ee Halka Mar Waalidiinta Qaadan karaan

0
Photo/Fredrik Sandberg/ TT

Xisbiyada Dhisay Dowlada oo garab ka helaya Xisbiga Midig Fog ee Sverigedemokraterna ayaa ku heshiiyay in la kordhiyo Maalmaha laba laamba ee loo yaqaano (dubbeldagarna).

Sida Xisbiyada ku heshiiyeen Maalmaha oo gaaraya 30 Maalin ayay Dowlada Qorsheeneysaa in laga dhigo 60 Maalin.

dubbeldagarna ayaa ah maalmo loo ogolyahay in Labada Waalid ay hal mar Fasax galaan Waxana la qaataa ilaa Cunuga uu ka gaaro 12 Bilood lakin Xisbiyada ayaa doonaya in la gaarsiiyo ilaa Ilmaha ay ka buuxiyaan 15 Bilood.

Sida Warbixinta ay ku Cadeeyeen Xisbiyada Kordhinta maalmaha laba laabma ee Waalidka ayaa looga gonleeyay Sidii Waalidka ay u heli lahayeen Fasaxyo Siman.

Goor hore Miisaaniyada Dowlada ee Xiliga Kuleylaha ayaa lagu daray Qorshaha Dowlada ee ah in Fasaxyada Waalidka laga dhigo kuwa Flexibal ah.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here