Home Wararka Caalamka Dowlada Denmark oo ku dhawaaqday Adkeynta Xuduudaha ay la wadaagto Sweden

Dowlada Denmark oo ku dhawaaqday Adkeynta Xuduudaha ay la wadaagto Sweden

0

Booliska Denmark ayaa maanta ku dhawaaqay inay kordhiyeen go’aanka ay ku adkaynayaan ilaalinta xuduudka Sweden, ilaa 17ka Agoosto.

Waxayna booliisku dhowr toddobaad ka hor go’aansadeen in la xoojiyo kontoroolka xudduudaha Sweden, ka dib markii ay kordheen khataraha dhanka ammaanka ah, ka dib markii lagu gubay Quraanka Kariimka ah ee labada dal.

Go’aankan ayaa boolisku si degdeg ah u baaraya rakaabka iyo gaadiidka ka safraya Sweden ee u socda Denmark.

Sweden ayaa sidoo kale ku dhawaaqday in la xoojiyey koontaroolka xudduudaha iyada oo ay ugu wacan tahay khataraha amni ee sii kordhaya.

Waxaana booliiska la siiyay awood ballaaran oo ay ku baarayaan gaadiidka iyo dadka safarka ah ee ku sugan deegaannada xuduudka ah, si ay uga hortagaan inay soo galaan dadka khatarta 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here