Home Wararka Caalamka War Deg Deg Ah:- Denmark oo soo bandhigtay Hindise Sharciyeedka lagu Mamnuucayo...

War Deg Deg Ah:- Denmark oo soo bandhigtay Hindise Sharciyeedka lagu Mamnuucayo Quraan Gubista

0

dawladda Denmark ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeedka ku saabsan sida ay suurtogal ugu noqon karto joojinta gubista qur’aanka kariimka ah.

Sida laga soo xigtay wasiirka caddaaladda Peter Hummelgaard, sharcigu ayaa Mamnuucaya “kula dhaqmidda aan habboonayn ee walxaha muhiimka u ah diinta.

Waxay ka dhigaysaa dembi in, tusaale ahaan, lagu gubo Quraanka ama Baybalka meel fagaare ah. Mucaaradka Denmark ayaa naqdiyay hindisaha.

Dowlada Denmarka ayaa dhawaan shaacisay inay wado qorshe lagu Mamnuucayo Quraan gubista Madama ay Saameyn ka dhalatay Ogolaashaha Sweden ee Quraan gubista.

Denmarka ayaa ah Dalalka ugu horeeyay ee lagu gubay Quraanka inkastoo markii danbe ay Dowlada joojisay ogolaashaha dhacdooyinkaasi.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here