Home Wararka Caalamka Qarax ka dhacay Guri Villa Ah oo Qoys Daganaa ay ku sugnaayeen

Qarax ka dhacay Guri Villa Ah oo Qoys Daganaa ay ku sugnaayeen

0
Johan Nilsson / TT

Qarax ayaa ka dhacay afaafka hore ee guri Villa ah oo ku yaalla agagaarka Glasberga ee Södertälje saqdii dhexe ee habeenkii jimcaha.

Waxaa jiray qoys ku sugnaa dhismaha Villada oo si nabad ah uga badbaaday qaraxa, balse daaqadaha Villada ayaa la qarxiyay, waxaana burbur soo gaaray albaabka laga soo galo.

“Waqtigan xaadirka ah, ma jirto cid xiran,” ayuu yiri Per Fahlström, oo ah sarkaalka saxaafadda u qaabilsan booliiska.

Sanadihii ugu danbeeyay Sweden waxaa ka dhacay Qarax kala duwan kuwaasi oo ilaa hada laga warbixin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here