Sweden oo Ku Dhawaaqday Go’an Saameyn ku Yeelanaya Dadka Somalida iyo Ajaanibta kale
Dowladda Sweden ayaa sheegtay inay sharciyada kala noqonayso qofkii ku laabtay dalkii uu ka soo cararay markii hore, sida Soomaaliya oo kale .
Dowladda Sweden...
Somalida iyo Ajaanibta kale oo lagu Tikooro Xanuunada Dhimirka Sida ay sheegtay Rawda
Telefishinka dalka Sweden ayaa maanta daabacay warbixin ku saabsan “faquuq” la xiriira cudurrada dhimirka ee ka dhex jira kooxaha Sweden qaarkood.
Warbixinta ayaa lagu soo...
Rabshadaha Sweden waxaa ku Dhintay 116 Qof Sanadii Hore
Sannadkii hore waxa dalka Iswiidan ka dhacay 116 kiis oo dhimasho ah, sida ay muujinayso tirokoobyo cusub oo ay soo saartay hay’adda ka hortagga...
Sharuudaha Luuqada Dhibaato Ma Keeneyso, Dowlada oo ka hadashey Baaritaanka Luuqada ee Goobaha Daryeelka
Dawladda ayaa baareysa shuruudaha luqadda ee shaqaalaha daryeelka waayeelka. Hadafka ayaa ah helitaanka tayo wanaagsan iyo jawi shaqo, iyo Wasiirka Amniga Bulshada Anna Tenje...
Wasiirka Cadaalada Norway oo Laanta Socdaalka UDI ka diiday Sharci Cusub oo Magangalyodoonka ah
Hogaanka socdaalka ee UDI-da ayaa rabta in ay wax ka badasho sharciga magangalyada Norway oo ay siiso Sharciga dhamaan dumarka Afgaanistaan, balse waxaa diiday...
Barlamaanka Midowga Yurub oo Haa ugu Codeeyay Heshiiska Cusub ee Magangalyodoonka
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka.
Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa...
Khatar Argagixiso oo ka jirta Denmark Sida uu sheegay Booliska
Khatarta argagixisanimo ee ka dhanka ah Danmark waa mid halis ah, waxayna ku jirtaa heerka labaad ee ugu khatarta badan marka loo eego cabbir...
Hakad weyn oo ku yimid isu socodkii basaska ee koonfurta Stockholm
Dhowr waddo oo bas ah ayaa la hakiyay koonfurta Stockholm taasoo ka dhalatay baraf xooggan oo da'ay.
Jidadka basaska ee Handen, Jordbro iyo Tyresö ayaa...
Sideed Qof oo loo Xiray Weerar argagixiso oo ka dhacay Dalka Belgium
Siddeed qof ayaa lagu xiray Flanders iyo Brussels kuwaas oo lala xiriirinayo kiisas argagixiso oo la qorsheeyay, sida uu qoray wargayska Le Soir.
Ka dib...
Lacagta Kaalmada Guryaha oo loo kordhiyay Waalidka Heysta Caruurta Badan Sida Dowlada Sheegtay
Dowlada Sweden ayaa sheegtay in kaalmada Guryaha ee loo yaqaano Bostadbidrag loo kordhinayo Waalidka heysta Caruurta badan.
Kaalmada Guryaha ayaa aheyd boqolkiiba 25 Percent Waxana...