Home Wararka Caalamka Germalka oo yareenaya Maalmaha Shaqada ee Isbuuca

Germalka oo yareenaya Maalmaha Shaqada ee Isbuuca

0

Iyadoo raadinaysa isu dheeli tirnaanta baahida shaqada Jarmalka ayaa bilaabaya nidaam cusub oo toddobaadka shaqadu ka kooban yahay afar maalmood, tallaabadaas oo lagu soo maray daraasado lagu sameeyay waddamo kale oo Yurub ah, isla markaana ay caan ku yihiin shirkadaha waaweyn qaarkood. .

Arrintan ayaa lagu falanqeynayaa dhaqaalaha ugu weyn Yurub, xilli ay sii kordhayaan  sicir-bararka taasoo keentay in loo-shaqeeyayaashu ay taxaddar muujiyaan

Shirkada qaar ayaa bilaabey inay shaqaalaha shaqeeyaan afar maalin oo kaliya iyadoo maalin walbo ay ku darayaan saacad iyo bar dheeri ah taasi oo keentay inay helaan mushahar lamid ah mushaharka ay horay u qaadan jireen.

Bilowga sanadka 2024, 50 shirkadood oo kala duwan oayaa ku qasbanaan doona inay tijaabiyaan dhimista saacadaha shaqada oo ay bixiyaan mushaar siman lix bilood, iyadoo ay jiraan shirado badan oo xiiseenaya hanaanka cusub.

Dowlada si rasmi ah uguma dhawaaqin lakin waxaa socda qorshe Dowlada ay ku bilaabeyso.

somaliska Germany

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here