Monday, December 29, 2025

Qof meyd ah oo laga helay meel kayn ah oo ku taal Stockholm

0
Booliska ayaa baaraya dil ka dib markii qof meyd ah laga helay meel kayn ah oo ku taal Frescati ee magaalada Stockholm, sida ay...

Qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaal Märsta

0
Albaabka laga soo galo guri dabaq ah oo ku yaala magaalada Märsta ayaa waxaa ku waxyeeloobay qarax wax yar ka hor saqdii dhexe ee...

Ku dhowaad boqol qof oo ku dhintay god dahabka laga qodo oo ku dumay

0
Ugu yaraan 70 qof ayaa dhimatay ka dib markii uu ku soo dumay god laga qodo dahabka dalka Mali, sida ay saraakiishu sheegeen. Tunnelka ayaa...

Xukun Xabsi lagu Riday Waalid u guuriyay Gabadhooda

0
Xukun Xabsi Hal sano ayaa lagu riday Labo Waalid oo Gabadhooda u guuriyay, Guurkan oo ka dhacay Dalka Dibadiisa sida lagu soo bandhigay Maxkamaza...

Dowlad Yurub katirsan oo Suldaan Saciid Axmed u magacwday arrimaha nabadda Geeska Afrika

0
Dowladda Finland ayaa muwaadin asalkiisa Soomaaliya yahay usoo magacawday in uu noqdo argeyga gaarka ah ee u qaabilsanaan doona arrimaha nabadda iyo dhax dhaxaadinta...

Wararkii Ugu Danbeeyey Diyaarad milatari oo siday maxaabiis dagaal oo bur burtay iyo dadkii...

0
Diyaarad milatari oo nuuceedu ahaa Ilyushin-76 oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku bur burtay koonfurta gobolka Belgorod ee kuyaalla xuduudka Ruushka iyo Ukraine,...

Trump oo guul ka gaaray doorasho ka dhacday gobolka New Hampshire

0
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa guul ka gaaray doorashada xisbigiisa jamhuuriga eegobolka New Hampshire, isagoo ka adkaaday haweenadii kula tartamaysay doorashadaan...

” Wax Weyn lagama badelin Siyaasada Socdaalka Sweden” Richard Jomshof

0
Richard Jomshof oo ka tirsan Xisbiga SD ayaa wareysi uu siiyay Joornalka Aftonbladet waxa uu ku sheegay in Dowlada aysan Waxweyn ka badelin Siyaasada...

Maxaa dhacay duqeymihii Maraykanka ee Xuutiyiinta kadib?

0
Kaddib toddobaadyo digniinno ah, mareykanka iyo Ingiriiska ayaa fuliyay duqeymahoodii ugu horreeyay ee cirka ah iyagoo ku qaaday bartilmaameedyo ay xuutiyiintu leeyihiin 11-kii Bishan...

In ka badan 20 askari oo Israa’iil Qasa looga dilay

0
Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in 21 ka mid ahaa ciidamadooda lagu dilay Qasa. Tiradaan ayaana noqoneysa tii ugu badneyd tan iyo markii howgallada dhulka...