Home Wararka Caalamka Dowlada Faransiiska oo Sharciga Siiyay Mahad Abiib oo Somaliya kasoo jeeda

Dowlada Faransiiska oo Sharciga Siiyay Mahad Abiib oo Somaliya kasoo jeeda

0

Dowlada Faransiiska ayaa Sharciga Dagaanshaha siiyay Mahad Abiib oo Norway kala Noqotay Sharciga Wadankeeda iyadoo Sabab uga dhigtay inuusan Aheyn Somali.

Faransiiska ayaa sameeyay baaritaan ku aadan inuu Xaqiijiyo Somalinimada Mahad Abiib waxayna ogaatay inuu yahay Somali iyadoo siisay Sharciga Wadankeeda Sida uu Qoray Talafashinka TV2 ee Wadanka Norway.

Faransiiska ayaa dhanka kale waxa uu edeyn u jeediyay Dowlada Norway isagoo ku tilmaamay wadan ku tuntay Xaquuqda Mahad Abiib Madama ay ka galeen Gaf xoogan.

Mahad Abiib ayaa ku noolaa Wadanka Norway 17 sano waxana uu halkaasi ku bartay Injineernimo lakin Dowlada ayaa Sharciga ka Ceshatay iyadoo ku eedeesay inuu kasoo jeeda Wadanka Jabuuti.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here