Home Wararka Caalamka 60 Gaari oo lagu Gubay Xaafada Vårberg ee Koonfurta Caasimada Stockholm

60 Gaari oo lagu Gubay Xaafada Vårberg ee Koonfurta Caasimada Stockholm

0
Foto: Fredrik Sandberg/TT

ku dhawaad 60 gaari ayaa lagu gubay Xaafada Vårberg ee Koonfurta Caasimada Stockholm Sida uu sheegay Afayeen u hadlay Booliska.

Dabka ayaa Bilowday Xalay oo Isniin soo galeysay Waxana Goobta gaaray booliska oo ugu tagay 60 gaari oo la qabadsiiyay Dab.

Afayeen u hadlay Booliska oo lagu magacaabo Anna Westberg ayaa Warbaahinta SR ee Dowlada u sheegtay inay Wadaan Baaritaan madama la aqoonin waxana sababay dabka.

Dabkan ayaa noqonaya kii ugu xooganaa ee halkaasi ka dhaca dhawaanahan kaasi oo yeeshay saameyn xoogan iyadoo ilaa hada la sheegin qof ku dhaawacmay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here