Home Wararka Caalamka Nin Loo Xiray Dil ka dhacay Magaalada Linköping

Nin Loo Xiray Dil ka dhacay Magaalada Linköping

0
Foto: Johan Nilsson / TT

Nin 35 sano jir ayaa lagu xiray Magaalada Linköping kaasi oo looga shakisanyahay Haweeney dhawaan halkaasi lagu dilay Sida ay ku warameyso Warbaahinta Corren.

Dilka ayaa dhacay Maalinta Khamiista aan soo dhaafnay Xili Ninkan la xiray Maalinta Jimcada ee ka danbeesay.

Sida Warbixinta lagu sheegay Haweeneyda dhimatay iyo ninka ayaa Aqoon isku leh taasi oo kordhisay shakiga dilka.

Magaalada Linköping waxaa ka dhaca Dilal kala duwan kuwaasi oo Booliska ay baaritaan ku sameeyaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here