Sweden oo laga bilaabay Talaalka Saddexaad ee Coronavirus
iyadoo dadka ugu badan ee ku nool Dalka Sweden ay qaateen talaalka labadiisa qeyb ayaa dhanka kale waxaa la bilaabay talaalka saddexaad.
Gobolka Skåne ayaa...
Daraasad Coronaha Omicron oo ka dhaqso badan Boqolkiiba 70 Midka Caadiga
Daraasad cusub ayaa muujisay in Nuuca cusub ee Fayraska Corona “Omicron” uu 70 jeer ka dhakhso badan yahay faafitaanka, marka loo eego kan hadda ku badan Sweden iyo waddamo badan.
Dhanka...
Haweeney Gurigeeda ku Kireysay 4,600 kr Maalinti Caasimada Stockholm oo go’an laga gaaray
Haweeney ayaa Gurigeeda ku kireysay lacag dhan 4,600 kr bartamaha Caasimada Stockholm sida uu Qoray Hem och Hyra.
Haweeneyda ayaa Gurigeeda ku Kireysay Lacagtaasi iyadoo...
Hay’ada Migrationsverket oo go’aamisay Musaafurinta Hooyo iyo Labo Caruur ah oo ay dhashay
Hay'adda socdaalka ay go'aansatay in ay Musaafuriso hooyo Masri ah iyo laba ka mid ah carruurteeda xili hooyada ay qabto Xanuun aan la daween...
Sweden oo Sacuudiga iyo Qadar ku eedeysay inay Xagjiriin ku Faafinayaan Yurub
Wasiirka cadaalada iyo arrimaha gudaha Sweden Morgan Johansson ayaa ku eedeeyay dalal ay ka mid yihiin Sacuudiga iyo Qatar inay maalgeliyaan kooxaha xagjirka ah ee Yurub.
Wasiirka ayaa ka hadlay...
Qoysas Badan oo laga Saaray Guryahooda Dalka Sweden
Baadhitaan uu sameeyay Raadiyaha Sweden ayaa lagu ogaaday in inta badan degmooyinka aysan haysan hab qoraal ah oo looga hortago in qoysaska carruurta leh laga saaro...
Qaabka ugu Fudud ee Shaqada lagu Helo Dalka Sweden iyo Yurub
Waxaa maanta ku jirnaa Dhamaadka Todobaadka iyadoo Todobaad walbo Dhamaadkiisa aan soo qaadan doono Warbixin muhiim u ah Bulshada iyadoo aan Warbixinteena ugu Magacdarnay...
Midowga Yurub oo ku dhawaaqay inuu Qaabilayo 40,000 kun oo Qaxooti ka imaanaya Dalka,,
Madaxa arrimaha gudaha iyo socdaalka ee Yurub, Sweden, Ylva Johansson, ayaa ku dhawaaqday gebagebadii shirkii wasiirrada arrimaha gudaha Yurub ee Brussels in 15 waddan...
Magdalena Andersson ” Waa La Tarxiili doonaa Ajaanibta Dalka Ku Sugan ee Dambiyada Geesta...
Ra’iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dad badan oo ajaanib ah oo dambiyada ka gala Sweden la tarxiili doono.
Wareysi ay siisay wargeyska Dagens...
Corona oo ku soo jeestay Caruurta, Kiisaska ugu badan ee Sweden oo Caruurta laga...
iyadoo Xaalada Corona ee Caalamka ay mar kale dib u soo laabatay Waxaa kiisaska ugu badan ee Sweden laga helay Caruurta.
Sida ay Hay'ada Caafimaadka...