Friday, June 19, 2026

Dowlada Sweden oo cadeesay Dadka heli kara Basaboorka Corona

0
Dowlada Sweden ayaa maanta cadeesay dadka heli kara Basaboorka ama shahaadada Corona ee loogu tala galay dadka safraya. Wasiirada Arimaha bulshada Lena Hallingren ayaa cadeesay...

Barlamaanka Sweden oo sii wadaya Sharciyada kulamada ee Corona

0
Barlamaanka Sweden ayaa isbadal ku sameeyay tirada Xubnaha ku kulmi kara Xaruunta Barlamaanka taasi oo ka dhalatay Xanuunka Corona. Barlamaanka ayaa hada go'an saday in...

Sweden oo bilaabeysa Olole lagu Koontaroolayo Gawaarida ku socota Xawaaraha Sare

0
Dalka Sweden marka la eego wadooyinka ma lahan Koontarool badan oo lagu Hubiyo Xawaaraha ay ku socdaan Gawaarida. Iyadoo taasi ay jirto Booliska Sweden ayaa...

Ma direysaa Warbixinta ( (aktivitetsrapport) ) Cilad ayaa ku timid Websaytka Xafiiska Shaqada Sweden...

0
Websaytka Xafiiska Shaqada waxaa xilligan ka jira dhibaatooyin xagga farsamada ah oo ka dhigaya shaqada mid gaabis ah oo ay adag tahay in la...

Örebro: Labo kamid ah iskuulada Al-Azhar oo la xiray

0
Kormeerka Iskuulada Iswiidhan wuxuu xiray labo iskuul oo ku yaal Örebro oo ay maamusho mu’asasada Al-Azhar ee magaalada, kadib markii laamaha amaanka (Säbo) ay u arkeen caruurta labada iskuul inay qatar ugu jiraan xagjirnimada iyo...

Sweden oo Hooyooyin iyo Caruurtooda kasoo qaadeysa Dalka Suuriya

0
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Sweden ayaa sheegtay in tiro ka mid ah haweenka ISIS ee haysta dhalashada Sweden iyo carruurtooda dib loogu celin doono Sweden oo laga soo celin doono xeryaha ku...

Göteborg: Hooyo ka Cabaneysa Galmo lagu qasbay ilmaheeda oo dhigta Xanaanada Caruurta

0
Hooyo ku nool Göteborg ayaa ka cabaneysa in cunugeeda oo 4 jir ah, lagu qasbay inuu ka qeyb galo ciyaar ka koobneyd “faraxumeyn galmo” iyada oo...

Stefan löfven oo ka hadlay la dagaalanka rabshadaha Gangiska iyo Xaalada Corona ee Wadanka

0
Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo ka hadlay xaruunta Barlamaanka maanta gaar ahaan dooda Barlamaanka ayaa diirada saaray arimaha rabashada ka jira wadanka. Löfven ayaa...

Waa Hooyo 23 Sano jir oo heysata 11 Caruur ah kana hadashey Riyadeeda

0
Georgian Kristina Oztok  waa hooyo 23 sano jir taasi oo hada ku riyooneysa in ay dhasho caruur gaareysa 100 caruur ah sida ay u...

Åkesson: “Waxaan ka saameyn badanahay wax ka badan intii aan ku riyoonayay”

0
Jimmie Åkesson hogaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna ayaa u sheegay  GP  in xisbigu ka saameyn badanyahay wixii uu ku taamayey, tan iyo markii xisbiga loo doortey...