Friday, June 19, 2026

Stefan Löfven oo ka hadlay Xaalada Corona iyo Dhibaatada Kooxaha Gangiska

0
Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa marti ku ahaa dhamaadka barnaamijka todobaadka Järva oo sanadkan loo qabtay qaab muuqaal ah madama uu jiro xanuunka...

Imiso Cisho ayay kugu qaadaneysa helitaanka Basaboorka Sweden

1
iyadoo xanuunka Corona uu ka jiro dalka Sweden isla markana uu saameyn ku yeeshay nolosha caadiga waxaa saameyntaasi kamid ah dalbashada basaboorka weyn. dadka heesta...

Maxaa kala socotaa Sharciga Cusub ee Kireynta Guryaha iyo Dhibaatada ka dhalan karta

0
Waxaa jira Sharci Cusub kaasi oo la xiriira habka shirkadaha wadanka u kireenayaan guryaha waxana sharciga uu dhigayaa in Shirkadaha ay si xur ah...

Sweden oo Sanad kadib Fasaxday taageerayaasha kubada Cagta

0
markii ugu horeesay sanadkan waxaa taageerayaasha loo ogolaaday daawashada kubada cagta ee gudaha sweden. Ciyaarta ugu horeesay ayay caawa daawadeen taageerayaal gaaraya 300 boqol kuwaasi...

Germalka oo Fududeenaya Safarada uga imaanaya Sweden

0
Dowlada Germalka ayaa fududeeneysa safarada uga umaanaya Dalka Sweden laga bilaabo maalinta Axada ee nagu soo wajahan. Dowlada ayaa gaartay go'ankaasi madama Sweden uu hada...

Sabuni oo ka qeyb gashay Todobaadka Järva kana hadashey Qodobo muhiim ah

0
Waxaa lagu jiraa todobaadka Järva oo ah todobaad looga hadlo arimaha siyaasada iyadoo ay ka qeyb galaan siyaasiyiinta Barlamaanka ee xisbiyada wadanka. inkastoo todobaadkan uu...

Bisha May Sweden waxaa lagu dilay 8 Qof 34 kale waa lagu dhaawacay

0
bisha may waxay Sweden u aheyn bil halis ah marka la eego toogashooyinka ay isku geestaan kooxaha gangiska. ku dhawaad 34 toogasho ayaa dhacday bisha...

Labo Toogasho oo xalay ka dhacday Xaafadaha Husby iyo Hjulsta ee Stockholm

0
Laba nin ayaa lagu toogtay magaalada Stockholm shalay oo isniin ah galabkeeda Marka hore, nin ayaa lagu toogtayaagga Husby. toogashada ayaa ka dhacday meel u...

Laga Bilaabo Bari Sharciyada Corona Sida ay isku badalayaan Sweden ( Akhriso )

0
Laga bilaabo berrito, 1da Juun, dhinacyada nolosha Sweden qaarkood ayaa dib ugu soo laabandoona sidii hore, iyadoo dowladdu fududeysay qaar ka mid ah xayiraadihii...

Midowga Yurub oo Sharciyo Adag ku soo rogay Fiisooyinka “Schengen” ee Safarada

0
Midowga Yurub wuxuu qaatay sharci lagu tilmaamay mid adag oo wax looga badalayo nidaamka macluumaadka fiisaha "Schengen" dalalkooda iyadoo laga jawaabayo wax ay ugu...