Home Wararka Maanta Dhismo Dabaq oo ku yaala Xaafada Rinkeby oo dab ka kacay

Dhismo Dabaq oo ku yaala Xaafada Rinkeby oo dab ka kacay

0

Wararka laga helayo Xaafada Rinkey ee Waqooyiga Sweden ayaa sheegaya in Dabaq dhismo oo ku yaalo halkaasi uu ka kacay Dab.

Dabka ayaa ka kacay Qeybta lixaad ee Dabaqa taasi oo keentay in ay ka qaxaan badi dadka ku sugnaa Dabaqaasi.

Afayeen u hadlay booliska Sweden gaar ahaan Stockholm ayaa warbaahinta u sheeagay in ay wadaan baaritaan ku aadan waxa keenay dabkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray in aysan aqoon waxa dhabta ee ka danbeeyay dabka ka kacay dabaqa.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here