Home News in English Fariimaha Taleefanada ee u dhaxeeya Qaraabada oo loo Isticmaalayo Baaritaanka Guurka Qasabka...

Fariimaha Taleefanada ee u dhaxeeya Qaraabada oo loo Isticmaalayo Baaritaanka Guurka Qasabka (Hindise Cusub)

0

Sweden waxaa ka dhaca Dambiyon la Xiriira Caruur lagu Qasbo guur aysan Rabin waxaana Jiray dhoor Dacwadood oo arintan la Xiriira.

Hay’ada Qarsoorka Sweden ayaa hada eegeysa sida Ugu Macquulsan ee loo Isticmaali karo Taleefada Ganacta iyo Fariimaha leeskugu Diro si loo ogaado waxa waalid badan ay u direen Caruurtooda gaar ahaan guurka Qasabka ah.

Maanta Sweden waa la isticmaalaa Fariimaha Dadka lakin waa marka uu jiro Dambi weyn oo keeni kara in Baaritaan lagu sameeyo.

Waalid badan ayaa Caruurtooda ku qasba Guur qaraabo dhow ah taasi oo Sweden Mamnuuc ka ah in Caruurta sidaasi loo qasbo.

Raadiyaha sweden wuxuu soo xigtay xeer ilaaliyaha guud, Ysica Fina, isagoo leh, “Farriimaha noocan oo kale ah ayaa laga yaabaa inay caddayn u yihiin waalidiinta oo ka hadlaya rabitaankooda ah inay caruurtooda ku qasbaan guurka ay rabaab.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here