Friday, June 19, 2026

War Deg Deg Ah: Barlamaanka Sweden oo kalsoonida kala noqday Stefan Lövfen

0
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa codka kalsoonida u qaaday goor dhow xukuumada Raisal wasaare Stefan Lövfen iyagoo kala laabtay kalsoonida barlamaanka. ku dhawaad 181 qof ayaa...

toogasho ka dhacday Koonfurta Stockholm oo hal qof lagu dilay

0
Reports from the south of the capital Stockholm say that two teenagers were shot dead last night. Toogashda attack occurred in the south, especially in...

Amar lagu xirayo Dadka sameeya Warqadaha Corona ee been abuurka oo lasoo saaray

0
Masuuliyiin Garsoorka Sweden ayaa soo saaray amar lagu xirayo DR Hamaad Siciid oo maamula shirkadda daryeelka caafimaadka ee Doktorgruppen, Dhaqtarka ayaa lagu heesta in uu...

Xisbiga Vänsterparties oo diiday Codsiga Dowlada si loo xaliyo Khilaafka taagan

0
Xili maalinta Isniinta lagu balansanyahay in loo codeeyo dowlada si kalsooni uga hesho barlamaanka ayaa arintaasi waxaa ka hadlay wasiirka cadaalada Sweden isagoo u...

Norway oo Sweden kaga badan tirada Dadka u dhintay Xanuunka Cancerka

0
Intii u dhaxeysay 2010 iyo 2019, dad badan ayaa la soo sheegay inay u dhinteen kansar iyo cudurada sanbabada ee Norway marka loo eego...

Toogasho ka dhacday Göteborg oo Qof lagu dhaawacay Caawa

0
Wararka laga helayo Caasimada Göteborg ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay qof 30 sano jir ah. Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Hammarkulletorget ee Götenborg sida...

Xubnaha Barlamaanka Sweden oo looga yeeray Xaruunta Barlamaanka

0
Xubnaha Barlamaanka Dalka Sweden oo ka kooban 349 xubnood ayaa looga yeeray xaruunta Barlamaanka Dalka maalinta isniinta. 349 Xubnood ayaa la filayaa in ay codkooda...

Dowlada Sweden oo laga yaabo in ay Dhacdo Maalinta Isniinta

0
Xaalada Siyaasada Sweden ayaa mar kale dib u soo laabatay markii Xisbiyada ka jira Dalka qaar kamid ah kasoo horjeesteen xukuumada hada taagan. Maalinta Isniinta...

Xisbiga Vänsterpartiet oo kalsoonida kala noqday Stefan Löfven iyo Dowladiisa

1
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa maanta ku dhawaaqay go'ankooda ugu danbeeyay ee ah in ay kalsoonida kala noqday dowlada uu hogaaminayo Raisal Wasaare Stefan. Go'anka Xisbiga ayaa...

Toogasho ka dhacay Germalka oo lagu dilay Labo Qof

0
Nin iyo haweeney ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday bartamaha magaalada ku taal galbeedka Jarmalka ee Espelkamp, ​​ruuxii toogashada geestay ayaa ku jira baxsad...