Laanta Migrationsverket-ka oo warbixisay Qaabka loo heli karo Sharciga Deganaanshaha Rasmiga
Xili todobaad guduhiisa uu bilaabanayo sharciga Rasmiga ee dhanka socdaalka ayaa hay'ada Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka waxay cadeesay sida lagu heli karo sharciga rasmiga.
Si...
Fanaanka Yasin iyo Xubno kale oo Xukun lagu riday Maanta
Ugu danbeyn Maanta ayaa Xukun lagu riday 28 Qof oo lagu heesto Falal la Xiriir Dambiyo kala duwan sida Dhac, Daraagis iyo Qaarajin.
28 Qof...
Laga bilaabo Maanta 18 Sano jirka Sweden ku nool Waxa uu qabnsan karaa Balanta...
laga bilaabo maanta oo Arbaco ah kuna beegan14 Luulyo dhammaan Iswiidhishka, ka weyn da'da 18 sano, balan ayay ka sameysan karaan Talaalka.
Uppsala waa degmadii...
Qorshe Cusub oo lagu Musaafurinayo kuwa Dambiyada ka geesta Sweden oo socda
Sweden waxaa ka dhaca Dambiyo kala duwan waana qodobka ugu weyn ee dowlada horyaala si xal looga gaaro Dadka geesta dambiyada.
Siyaasiyiinta kala duwan ee...
Arbetsförmedlingen: Heerka Shaqo la’anta Sweden oo hoos u dhacday
tan iyo markii uu xanuunka Corona ka dilaacay Wadanka Sweden heerka shaqo la'anta ayaa hoos u dhacday sida ay muujineyso warbixintaugu danbeesay ee maanta...
Sweden: Labo Qof oo lagu ganaaxay 1,000 kr Sharci Cusub oo bilowday Bishan oo...
Sweden bilowga bishan waxaa ka bilowday sharci cusub kaasi oo dhigaya in ganaax la dul dhigo qof walbo oo muusiga kaarigiisa dheereeya cod aad...
Isbuuca Danbe oo la filayo Kuleel ka daran midka Hada jira
xili uu kuleel badan ka jiro wadanka Sweden ayaa dhanka kale waxaa la filayaa kuleel ka badan midka hada jira.
Qeybta saadaasha ee Telefashinka Sweden...
Sweden oo soo bandhigtay tirada Qaxootiga iska dhiibay Wadanka
Sweden ayaa maanta soo bandhigtay tirada qaxootiga iska dhiibay wadanka kuwaasi oo ka yar tirada sanadkii hore waxana kala bar sanadkan ay tirada muujineysaa...
War Hada Ah: Xaafada Tensta oo qof lagu toogtay goor dhow
Wararka laga helayo Xaafadaha Tensta ee Waqooyiga Stockholm ayaa ku waramayo in Qof lagu toogtay goor dhow halkaasi.
lama oga sababta ka danbeysa Dilka goor...
Hal Qof oo maanta u dhintay Corona gudaha Dalka Sweden
Sweden waxay diiwaan gelisay hal qof oo u dhintay Corona ilaa shalay, taasoo ka dhigaysa wadarta dhimashada tan iyo markii uu ku faafay cudurka dalka 14,643 xaaladood. Sida...
















