Home Wararka Maanta Talaalka Caruurta Sweden oo lagu xiray labada Waalid

Talaalka Caruurta Sweden oo lagu xiray labada Waalid

0
Foto: Stina Stjernkvist / TT

Hadii Caruurta ay talaalka qaadanayaan ayaa lagu xiray labada Waalid ogolaanshahooda sida ay sheegtay Emma Spaak.

Gobolada Wadanka Sweden ayaa siyaabo kala duwan ku wajahey iyadoo Gobolada qaar ay sheegayaan in Hal Waalid uu ku filanyahay.

Sidoo kale Gobolada Qaar ayaa sharuud ka dhigaya in labada waalid ay tahay inay ogolaadaan Talaalka Caruurta.

SKR oo ah Ururka Gobolada ayaa sheegay in arintan ay tahay mid quseeysa labada waalid.

– Haddii labada waalid ay haa ku dhahaan tallaalka gobol, waa inay oggolaadaan, ayay tiri Emma Spak.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here