Home Wararka Maanta Sweden oo bilaabeysa Talaalka Caruurta u dhaxeysa 12 ilaa 15 sano jirka

Sweden oo bilaabeysa Talaalka Caruurta u dhaxeysa 12 ilaa 15 sano jirka

0
Foto: Stefan Jerrevång / TT

Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Talaalka la siinayo Caruurta u dhaxeysa 12 ilaa 15 sano jirka.

Sababta Talaalka u qaadanayaan ayaa lagu sheegay in loo baahanyahay in Caruur badan ay tagaan iskuulka qaab nabad ah.

Anna Ekström ayaa warbaahinta u sheegtay in Qorshaha Talaalka uu yahay mid dib loogu furayo iskuulada Waxbarashada.

ugu Danbeyn dowlada ayaa sheegtay in Bilowga Bisha November loo qorsheeyay in Caruurta qaataan Talaalka.

Sweden ayaanan horay u qorsheenin in Caruurta la siiyo Talaalka lakin hada waxay u muuqataa mid badashey go’ankaasi.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here