Home Wararka Maanta Magdalena Andersson oo noqoneysa Hogaamiyaha Cusub ee Xisbiga Socialdemokraterna

Magdalena Andersson oo noqoneysa Hogaamiyaha Cusub ee Xisbiga Socialdemokraterna

0
Foto: Fredrik Sandberg/TT

Magdalena Andersson ayaa noqoneysa Hogaamiyaha Cusub ee xisbiga Socialdemokraterna sida isku raaceen Xisbiga.

Xisbiga Qeybtiisa Gobolada ayaa u codeeyay haa halka Guruubka Doorashada ay hada dhankooda haa u codeeyeen,

Magdalena Andersson oo ka hadashey arintan ayaa sheegtay in hada ay aqbalidoonto madama aysan jirin fursad kale oo banaan.

Bisha November ayay qabandoonaan xilkaasi waxana ka dagidoona Stefan oo mudo soo hayay,

isla bishaasi Magdalena Andersson ayaa noqondoonta Raisal wasaaraha Sweden taasi oo ka dhigan in ay noqondoonto Haweeneydii ugu horeesay ee Sweden xilkaasi ka qabata.

Dhibaatada kaliya ee heysata ayaa ah in ay ogolaansho ka hesho labada xisbi ee kala ah Centerpartiet
iyo Vänsterpartiet.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here