Home News in English Waxaa Bilowday Sharci Cusub oo Quseeya Qofka Iska dhiibaya Sweden

Waxaa Bilowday Sharci Cusub oo Quseeya Qofka Iska dhiibaya Sweden

0
Foto: BERTIL ERICSON / TT

Waxaa Bilowday Sharci Cusub oo quseeyq Qof Walbo oo iska dhiibaya Dalka Sweden qaab Magangalyo doon ah sida ay Shaacisay Dowlada.

Sharciga Cusub ayaa dhibaya in Qof walbo oo iska Dhiibo Sweden uu qaadanayo Kur ama Koorso ku aadan Dhaqanka iyo Bulshada Sweden.

Qofka is dhiiba ayaa labo maalintagidoona Koorsada isagoo Halkaaa ku barandoono Dhaqanka iyo is dhexgalka bulshada.

Qof ka Socda Laanta Socdaalka ayaa bixindoona Koorsada waxana la qaadandoonaa Labo Maalin iyadoo Maalinta haafkeeda la bixindoono Casharada.

Sweden ayaa horay Koorsooyin u bixin jirtay Marka uu Qofka helo Sharciga lakin Sharcigan Cusub ayaa meesha ka saaraya kii hore.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here