Saturday, July 26, 2025

War Hada Ah: Sweden oo joojisay Musaafurinta Qasabka ee Qaxootiga kasoo jeeda Dalka Afganistan

0
laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta go’aansatay in ay joojiso dhamaan masaafurinta qasabka ah ee lagu sameynayo Dadka Afghanistan sababo la xiriira xaalada amaanka ee sii xumaaneysa ee halkaas ka jirta, maadaama Taliban ay...

Laanta Migrationsverket-ka oo warbixisay Qaabka loo heli karo Sharciga Deganaanshaha Rasmiga

1
Xili todobaad guduhiisa uu bilaabanayo sharciga Rasmiga ee dhanka socdaalka ayaa hay'ada Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka waxay cadeesay sida lagu heli karo sharciga rasmiga. Si...

Sweden oo soo bandhigtay tirada Qaxootiga iska dhiibay Wadanka

0
Sweden ayaa maanta soo bandhigtay tirada qaxootiga iska dhiibay wadanka kuwaasi oo ka yar tirada sanadkii hore waxana kala bar sanadkan ay tirada muujineysaa...

War Hada Ah: Stefan Löfven oo mar kale noqday Raisal Wasaaraha Sweden

0
Raisal Wasaarihii hore ee Sweden Stefan ayaa mar kale dib ugu soo laabtay xilka kadib markii dhawaan xubnaha Barlamaanka ay kalsoonida kala noqday. Stefan ayaa...

War Hada Ah: Xaafada Rinkeby oo Qof lagu toogtay Caawa

0
Wararka laga helayo Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Stockholm ayaa ku Waramaya in Halkaasi lagu toogtay Qof. Dilka ayaa laga war helay abaaro 23:00 waxana Goobta...

Xaaskiisa ayuu 40 Mar Tooray ku dhuftay isagoo ku hor dilay ilhameeda ” Xukun...

0
waxay aheyd mid kamid ah dhacdooyinka ugu naxdin badan markii Aabe Haider Al-Faili oo 46 sano jir ah uu Xaaskiisa ku dilay tooray xili...

Akhriso: Sweden oo joojisay kuwana khafiifisay Sharciyada horay u jiray ee Corona

0
Dowlada Sweden ayaa joojisay kuwa kalena khafiifisay sharciyada horay u jiray ee dhanka Corona virus kuwaasi oo bilaabanaya laga bilaabo 1 july. Sharciyada Corona ee...

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo iska Casilay Xilkii Raisal Wasaarinimo

0
Maanta oo isniin ah ayaa la filayay go'anka Raisal wasaaraha Sweden ee Xukuumadiisa lagala noqday kalsoonida in uu u keeno xal. Taasi badalkeeda Stefan Löfven...

Stockhom: 70 sano jir loo xiray kufsi uu u geestay Haweeney Bukaan ahaan ugu...

0
Booliska Sweden ayaa xiray nin da'diida lagu sheegay 70 sano jir kaasi oo lagu eedeeyay Kufsiga Haweeney kamid aheyd bukaanka ku jira isbitaalka Karolinska...

Sharcigan ayaa ku Caawinaya Hadii Diidmo lagu siiyay Mudo dheerna aad joogto Dalka

19
inta aanan guda galin warkeena ku saabsan Ciwaanka hore aad soo aragtay waxaan ku xasuusineynaa in aan ka jawaabnay badi Su'alaha aad nagu soo...