Home News in English Sweden oo soo bandhigtay tirada Qaxootiga iska dhiibay Wadanka

Sweden oo soo bandhigtay tirada Qaxootiga iska dhiibay Wadanka

0

Sweden ayaa maanta soo bandhigtay tirada qaxootiga iska dhiibay wadanka kuwaasi oo ka yar tirada sanadkii hore waxana kala bar sanadkan ay tirada muujineysaa in hoos uu u dhacay.

ku dhawaad 4,800 codsi ah ayaa gaaray laanta socdaalka Sweden waxana ugu badan Dalalka Suuriya, Ciraaq iyo Afganistan iyadoo wadanka Somaliya uu hoos u dhacay sanadkan.

sida ku cad warbixinta kasoo baxday laanta socdaalka waxaa kor u kac xoogan laga dareemayaa tirada Dadka codsaday shaqooyinka ee wadankan ku soo galay sifo shaqo.

ku dhawaad 12,073 ayaana codsaday shaqooyinka wadankan waana tiro ka badan tirooyinka hore wadankan ugu jiray.

dhanka dhalashada wadanka dadka dalbaday ayaa ku jira warbixinta ilaa 36 858 qof ayaana dalbaday dhalashada wadanka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here