Home Wararka Caalamka Faransiiska oo Sharci Cusub bilaabaya Bisha Agoosta

Faransiiska oo Sharci Cusub bilaabaya Bisha Agoosta

1

Dowlada Faransiiska ayaa soo kordhineysa Sharci Cusub kaasi oo saameyn ku yeelanaya Dadka ku nool wadanka.

Sharciga Cusub ayaa salka ku haya Xaalada Corona ee wadanka ka jira Raisal wasaaraha Dalkaasi ayaana ka dhawaajiyay maanta.

Sharciga ayaa dhigaya in Qofka doonaya in uu galo goobaha baararka ama laga cabo kafeyga uu cadeenayo in uu qaatay Talaalka ama ugu yaraan uu muujinayo warqada in uusan qabin Corona,

Dowlada ayaana qorshaha ku sheegtay in uu yahay mid looga hortagayo kiisaska Corona ee wadanka ku fidaya.

Yurub marka la eego Faransiiska aya ah Dalalka sida aadka ah uu Xanuunka Corona ugu fiday iyadoo tiro dad ah ay u dhinteen xanuunka.

lama ogaan karo sida sharcigan uu saameyn ugu yeelan karo dadka isticmaala Baararka xiliyada dhamaadka isbuuca.

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here