Home Wararka Caalamka Dowlada England oo Joojineysa guud ahaan Sharciyada Corona ee jiray laga bilaabo

Dowlada England oo Joojineysa guud ahaan Sharciyada Corona ee jiray laga bilaabo

0

Raisal Wasaaraha Britain maanta waxa uu khudbad u jeediyay wadankiisa isagoo si cad u sheegay in wadankiisa uu meesha ka saarayo dhamaan xayiraadaha ka jiray wadanka.

England ayaa kamid ah wadamada laga soo saaray sharciyada adag iyadoo dadka galaya wadankaasi lagala socdo moobilka GPS si uusan guriga ugu soo bixin lakin waxana meesha ka baxaya guud ahaan sharciyada.

maalinta 19-aad ee bishan July ayaana lagu sheegay waqtiga uu ku egyahay xayiraadaha hada jira ee dhanka Corona.

Dowlada ayaana taasi badalkeeda waxay Dadweynaha wadanka ka codsatay in xooga la saaro sidii loo raaci lahaa sharciyada fudud ee yar yarka kuwaasi oo hada ka jira wadanka.

England ayaa kamid ah wadamada sida aadka ah uu saameynta ugu yeeshay Xanuunka Corona waxana badi xayiraad adag la saaray wadanka marka loo eego wadamada kale ee yurub.

Somaliska UK

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here