Home Wararka Maanta Isbuuca Danbe oo la filayo Kuleel ka daran midka Hada jira

Isbuuca Danbe oo la filayo Kuleel ka daran midka Hada jira

0

xili uu kuleel badan ka jiro wadanka Sweden ayaa dhanka kale waxaa la filayaa kuleel ka badan midka hada jira.

Qeybta saadaasha ee Telefashinka Sweden ayaa baahiyay in kuleelka hada jira mid ka daran laga filayo qeebaha waqooyi ee dalka.

dhanka bari ee Sweden sida Norrland ayaa la filayaa in uu kuleelka gaaro heer sare iyadoo dadka looga digay kuleelkaasi.

Sweden qeybo kamid ah ayuu durba kuleelka waxa uu gaaray 30 Digrii waana kuleel aad u daran marka loo eego wadankan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here