Muhammed Abdul Rahman oo lagu Xukumay Musaafurin iyo Xukun Xabsi
Maxkamad ku taalla dalka Sweden ayaa xabsi daa’in iyo masaafurinta ku xukuntay Wiil 24-sano jir ah oo lagu magacaabo Muhammed Abdul Rahman, kaddib markii uu dil...
Sidee Ayaa ugu Fudud ee lagu heli karaa Kaarka Wadista Gawaarida Sweden ( Körkort)
ku soo dhawaada Warbixinteena Nashada Todobaadka oo aan Todobaad walbo Dhamaadkiisa ku soo qaadan doono Warbixin muhiim u ah Bulshada maanta waxaan ku soo...
Hay’ada Migrationsverket oo go’aamisay Musaafurinta Hooyo iyo Labo Caruur ah oo ay dhashay
Hay'adda socdaalka ay go'aansatay in ay Musaafuriso hooyo Masri ah iyo laba ka mid ah carruurteeda xili hooyada ay qabto Xanuun aan la daween...
Qaabka ugu Fudud ee Shaqada lagu Helo Dalka Sweden iyo Yurub
Waxaa maanta ku jirnaa Dhamaadka Todobaadka iyadoo Todobaad walbo Dhamaadkiisa aan soo qaadan doono Warbixin muhiim u ah Bulshada iyadoo aan Warbixinteena ugu Magacdarnay...
Midowga Yurub oo ku dhawaaqay inuu Qaabilayo 40,000 kun oo Qaxooti ka imaanaya Dalka,,
Madaxa arrimaha gudaha iyo socdaalka ee Yurub, Sweden, Ylva Johansson, ayaa ku dhawaaqday gebagebadii shirkii wasiirrada arrimaha gudaha Yurub ee Brussels in 15 waddan...
Magdalena Andersson ” Waa La Tarxiili doonaa Ajaanibta Dalka Ku Sugan ee Dambiyada Geesta...
Ra’iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dad badan oo ajaanib ah oo dambiyada ka gala Sweden la tarxiili doono.
Wareysi ay siisay wargeyska Dagens...
Xeerarka Maanta Sweden ka Bilowday: Dowlada oo Sharciyo Cusub oo kale soo rogeysa
laga bilaabo maanta Qofka ku safraya Tareenada ama Basaska waxaa looga baahanyahay in uu heesto marada Afka si loo yareenayo Corona wadaka ku sii...
Digniin Fariimo Boostada ka timid oo Been Abuur ah oo Dad Badan lagu Qayaameeyay
Maalmihii u danbeeyay waxaa jiray Fariimo kuugu soo dhacaya Taleefankaaga taasi oo lagugu sheegayo inay timid Boostadaadi isla markana aad soo qaadan karto.
Fariinta ayaa...
Sweden oo Aqoonsatay Dukumentiyada Qaxootiga Dal aysan horay u Aqoonsaneyn
Dowlada Sweden ayaanan Aqoonsaneyn Dalal badan oo Caalamka ah kuwaasi oo Qaxootigooda iska dhiibaan Wadanka.
Hay'ada Canshuuraha Sweden ayaa ugu danbeyn Aqoonsatay Dukumentiyada Qaxootiga Dalka...
Sweden oo wax ka badashay Basaboorka Weyn iyo Kaararka Aqoonsiga ee Dalka
Laga bilaabo Janaayo 1, 2022, waxaa loo qorsheeyay in wax laga beddelo qaabka baasaboorka Iswidhishka iyo kaararka aqoonsiga.
Marka loo eego bilaysku, qaabka cusub wuxuu noqon doonaa mid ammaan...