Home News in English Xeerarka Maanta Sweden ka Bilowday: Dowlada oo Sharciyo Cusub oo kale soo...

Xeerarka Maanta Sweden ka Bilowday: Dowlada oo Sharciyo Cusub oo kale soo rogeysa

0
Foto: Jil Yngland / NTB

laga bilaabo maanta Qofka ku safraya Tareenada ama Basaska waxaa looga baahanyahay in uu heesto marada Afka si loo yareenayo Corona wadaka ku sii kordhaya.

Kiisaska ugu badan ayaa maanta iyo maalmihii u danbeeyay gaaray halkii ugu sareesay taasi oo keentay in Dowlada tilaabo Cusub soo kordhiso.

inkastoo hada goobaha maqaayada iyo Ciyaaraha looga baahanyahay Shahaada Corona marka tirada ay dhaafta 100 Qof hada dowlada waxay soo rogeysaa tilaabooyin adag hadii xaalka sidan ku socdo.

Xeerarka Cusub ee Dowlada balan qaaday.

in Jiimamka lagu galo Shahaadada Corona

in Goobaha Maqaayada leesku waydiiyo Shahaada Corona.

Dadka in ay ku shaqeeyaan guryaha.

Lacagta maalinta ugu horeysa Jirada ee la jarto oo dib loo soo celiyo.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here