Home Wararka Maanta Xalka u Danbeeya Waa in Talaalka Qasab laga dhigo (WHO)

Xalka u Danbeeya Waa in Talaalka Qasab laga dhigo (WHO)

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

guud ahaan Caalamka maanta kama jiro in qofka lagu qasbo qaadashada talaalka waxana lagu kala qeybsan yahay in Talaalka laga dhigo mid Qasab ah.

Hadaba Hay’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO qeybta Yurub ayaa shaaca ka qaaday in Talaalka laga dhigo mid qasab ah isla markana uu yahay xalka ugu danbeeyay ee jira.

Talooyinka kale ee lasoo jeedinayo waxaa kamid ah in Caruurta u dhaxeysa 5 ilaa 14 sano la siiyo Talaalka Corona.

Go’anka Hay’ada Caafimaadka Aduunka ayaa yimid kadib markii ay soo kordheen kiisaska Corona ee Yurub iyadoo ila hada aysan jirin Corona ka dhamaaday Aduunka iyadoo dadka badankooda ay qaateen Talaalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here