Qarax xooggan oo ka dhacay bartamaha magaalada Malmö
Qarax xooggan ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Malmö kadib kowda duhurnimo ah , balse ma jirto cid wax ku noqotay.
Qaraxa ayaa geystay khasaare, iyadoo daaqadaha iyo afaafka hore ee dukaamada iyo maqaayadaha...
Xeerarka Maanta Sweden ka Bilowday: Dowlada oo Sharciyo Cusub oo kale soo rogeysa
laga bilaabo maanta Qofka ku safraya Tareenada ama Basaska waxaa looga baahanyahay in uu heesto marada Afka si loo yareenayo Corona wadaka ku sii...
Xalka u Danbeeya Waa in Talaalka Qasab laga dhigo (WHO)
guud ahaan Caalamka maanta kama jiro in qofka lagu qasbo qaadashada talaalka waxana lagu kala qeybsan yahay in Talaalka laga dhigo mid Qasab ah.
Hadaba...
Digniin Fariimo Boostada ka timid oo Been Abuur ah oo Dad Badan lagu Qayaameeyay
Maalmihii u danbeeyay waxaa jiray Fariimo kuugu soo dhacaya Taleefankaaga taasi oo lagugu sheegayo inay timid Boostadaadi isla markana aad soo qaadan karto.
Fariinta ayaa...
Toogashooyinka Sweden oo u gudbay Denmark 17 Sano jir lagu toogtay Copenhagen
Subaxnimadii jimcaha ayaa wiil 17 jir ah oo Iswidhish ah lagu toogtay goob timaha lagu qurxiyo oo ku taal duleedka Copenhagen.
Ehelada wiilka waa la...
Migrationsverket-ka Dalka Way joogi Karaan Qaxootiga Kasoo Jeeda Dalka Afghanistan
Qaarkood ayaa Xabsiyada ku Jira Kuwaasi oo loo Diyaariyay Tarxiil Kuwa kalena Dalkooda ayaa lagu Celiyay lakin taasi badalkeeda Laabta Socdaalka Sweden ayaa ku...
Maamulka Caafimaadka Sweden oo Maanta Sheegay in Todobaadka danbe Xayiraado Cusub lasoo kordhinayo
Dowladda iyo Maamulka Caafimaadka Dadweynaha ayaa sheegay in ay ku dhawaaqi doonaan awaamiir cusub horaanta usbuuca soo socda si loo xaddido fiditaanka caabuqa Corona.
Dhowr gobol, oo ay...
Kormeerka Iskuulada Sweden oo Xiray iskuul Cusub oo Islaami ah
Hay’adda kormeerka dugsiyada ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday in ay go’aansatay in ay xirto dugsiga madaxa-banaan ee Kunskapsljuset ee magaalada Norrköping, kaasoo ay gacanta ku hayso ururka...
Baraf Badan iyo qabow laga Filayo Qeybo kamid ah Sweden
Barafka da’ay 24-kii saac ee la soo dhaafay, gaar ahaan koonfurta Sweden ayaa dhibaato ka abuuray isu socodka dadka iyo gaadiidka, waxaana dhowr jeer...
Sweden oo Teleefanada Qoyska Baaritaan ku sameeneysa Si loo Ogaado Dhibaatooyinka ka dhex dhaca
Maanta Sweden Ma Baari karto Taleefanada Qoyska sida fariimaha ay isku diraan hadii aysan jirin Dambi weyn oo dhacay oo keeni kara in la...