Tuesday, May 21, 2024

Toogasho ka dhacday Magaalada Örebro habeenkii xalay

0
Togasho ayaa xalay ka dhacday magaalada  Örebro gaar ahaan nawaaxiga Mellringe sida uu booliska ku soo qoray bogiisa internetka. Booliska oo baaritaan sameeyay kadib waxay...

Booliska Sweden oo labo qof u xiray wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay Waqootiga...

0
Booliska Caasimada Sweden ayaa shaaciyay qabashada labo Qof oo lagu tuhmayo dilkii Maalinta Axada ka dhacay Xaafada uplads väby halkaasi oo lagu toogtay wiil...

Midowga Yurub oo isbadal ku sameenaya Sharciyada Qaabilaada Qaxootiga

0
Kaliya tiro ka mid ah wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa diyaar u ah inay qaabilaan magangalyo-doonka iyadoo taasi ay jirto Guddiga Yurub...

KD ” Hala joojiyo Luuqada Afka Hooyo ee Dalka lagu barto”

0
Xisbiga Kristdemokraterna ayaa aaminsan in la joojiyo barashada afka hooyo ee dhammaan iskuulada dalka. Xisbigu wuxuu rumeysan yahay in waxtarka waxbarashadda aan lagu caddeyn...

Sharciyada ayaa si dhaqso ah ugu soo dhacay Dadkii Online-ka ka xareestay

0
Sanadkii 2019 iyo Sanadkan 2020 waa labadii sano ee Sharciyada ka dhaceen Dadka Sweden ka helay Sharciga ku meel gaarka ah ee 3 sano...

Shir Jaraa’id oo Dowlada Sweden ku soo bandhigtay Xanibaadyo Cusub

0
Dowlada Sweden ayaa soo kordhisay in ay kulmi karaan 8 qof oo kaliya si looga fogaado faafitaanka xanuunka Corona. Feyrasku si fudud ayuu ku faafaa...

Maxkamada sare ee Sweden oo Go’an ka gaartay Wariye loo gudbin lahaa Turkiga

0
Bulent Kines oo turkiga u dhashay ayaa ugu danbeyn Xukun laga Gaaray Go'ankiisa u wareejinta Dalka Turkiga. Maxkamada Sare ayaa go'an ku gaartay in Bulent...

Qof lagu Dhaawacay Toogasho ka Dhacday Magaalada Linköping ee Dalka Sweden

0
Nin 30 jir ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ka dhacday degmada Vimanshäll ee Linköping. Dhaawaca ninkan ayaa loo qaaday isbitaalka, kaasoo aan ilaa hadda la...

Labo Qof oo lagu toogtay koonfurta Stockholm, Booliska oo ka warbixiyay Toogashada

0
Labo nin ayaa loo qaaday isbitaalka iyagoo qaba dhaawacyo halis ah kadib toogasho ka dhacday Salem ee koonfurta Stockholm, sida uu qoray wargeyska Aftonbladet. Booliiska...

Tirada Raga Ka Cabanaya Haweenkooda oo Korortay

0
Tirokoob cusub ayaa muujinaya in tirada ragga ee ku nool Sweden ay wacayaan khadka telefoonka ee rabshadaha guurka, kaas oo la bilaabay horaantii sanadkan. Chris-Emily...