Wednesday, May 1, 2024

Basaboorka Sweden oo lagu sheegay mid aad loogu isticmaalo suuqa madow.

0
Basaboorada dalkan ayaa aad looga xiiseeya suuqa madow. Waxaa xitaa jira dad basabooradooda siiya qarabadooda si ay u isticmaalaan. Sidaas daraadeed ayaa sannad walba tiro dhaafsiisan...

Emma Carlsson Löfdahl oo ugu baxday Xisbiga Liberalerna edeynta guri ay ninkeda ka kireysatay.

0
Emma Carlsson Löfdahl (L), ahna xubin ka tirsan baarlamanka ayaa ku dhawaaqday inay ka tagayso xisbiga Liberalerna kadib markii la soo ogaaday iney guri...

Sweden oo Fududeneysa Sharuudaha Sharciga Aabo Noqoshada looga baahanyahay

0
Dowlada Sweden gaar ahaan Gudiga Midowga Madaniga ayaa dhawaan fududeenaya sharciga dhigaya in uu qofka noqdo aabo isagoo aan guur soo marin taasi oo...

Wararka ugu Muhiimsan :- dhalinyaro lagu dilay koonfurta Sweden, iyo Stefan Löfven oo dhaleeceeyay...

0
Dhalinyaro lagu dilay koonfurta Sweden, Koonfurta Dalka Sweden gaar magaalada Helsingborg ayaa lagu toogtay labo wiil oo dhalinyaro ah kuwaasi oo jira da'aada 20 sano...

Qaxootiga Sharci la’anta ah oo Fursad Sharci ku heli kara Tirada Qaxootiga iska dhiiba...

1
Qaxootiga kasoo carara wadamada ay ka jiraan colaadaha iyo kuwa kale oo si shaqsiyan uga soo tagay dalalkooda ayaa iska dhiiba Dalka sweden hase...

Sharciyo Cusub oo lagu soo kordhinayo Talafashinka iyo Raadiyaha Sweden oo Barlamaanka la horgeeyay

0
Dowladda Sweden ayaa maanta Baarlamanka horgaysey hindiseheeda cusub oo ku aaddan sida ay u shaqayn doonaan idaacadaha iyo TV-ga Sweden 6-da sanadood ee soo...

Degmada Uppsala oo lagu gubay 10 gaari iyo toogasho ka dhacday Magaalaa Gävle

0
Wararka laga helayo Magaalada Uppsala ayaa sheegaya in Halkaasi lagu gubay 10 Gaari kuwaasi oo dhamaantooda bur buray. Falka ayaa ka dhacay Xaafada Löten ee...

Awood dheeraad ah oo la siiyay Laanta Canshuuraha Sweden ee Skatteverket-ka

0
Laga bilaabo koowdii bishii luulyo ee 2019 ayaa wakaaladda canshuuraha Skatteverket awood dheeri ah loo siiyay suurtagalka ah inay ku tallaabsan karto howlo baaris...

Xisbiga Moderaterna oo Dowlada ku riixaya Fakarkiisa Siyaasadeed ee Kooxaha Dambiyada geesta

0
Xisbiga mucaaradka ah ee Moderaterna ayaa iminka raadinaya inay aqlabiyad ka helaan Baarlamanka si ay u keenaan hindise ay iyagu xisbi ahaan leeyihiin oo...

Maxkamada Sare ee Socdaalka oo Dhalashada Sweden siisay Hooyo Somaliyed oo horey loogu diiday

1
Maxkamada sare ee socdaalka Dalka ayaa go'an ka gaartay hooyo somaliyed oo horay loogu diiday Dhalahsada Sweden kadib markii ay buuxisay sharuudaha qaadashada Basaboorka...