Friday, April 26, 2024

Booliska Sweden oo sheegay in Weeraro Argigixiso ka dhici karaan Dalka gudihiisa.

0
Toddobaadyadii la soo dhaafay, Kooxaha argagixisada waxay weeraro ka geysteen labada dal ee Faransiiska iyo Austria. Booliiska Sweden waxay rumeysan yihiin inay jirto qatar in...

Caasimada Stockholm oo Mamnuucday goobaha Jimicsiga iyo Dabaasha

0
Golaha Magaalada Stockholm ayaa maanta soo saaray go'an la xiriirra Mamnuucista goobaha Jimicsiga iyo Dabaasha ee Magaalada iyadoo sidoo kale la mamnuucay booqashada guryhaha...

Qarax ka dhacay Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden

0
Qarax ayaa ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden sida uu ku waramayo Joornalka Aftonbladet. Qaraxa ayaa geestay burbur xoogan mana jirto...

14 Sano Jir u dhimatay Isticmaalka Kaniiniga Tramadol, Kana soo Kicin Halkii ay Seexatay

0
Molly Gnospelius oo 14 jir ah ayaa u dhimatay Isticmaalka Tramadol iyo Khamri kadib markii ay lasoo Caweesay Asxaabteexa. Waxay timid Guriga iyadoo Seexatay Sariirta...

Afar qof oo loo qabtay toogasho ka dhacday Huddinge

0
Afar nin ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii ay nin 47 jir ah ku dileen Huddinge Noofambar 2021. Laba eedaysane oo kale ayaa...

Dowlada Iran oo Dalkeeda u diiday Safiirka Cusub ee Sweden

0
Iran ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda aysan u ogolaan doonin safiirka Sweden ee imaanaya dalka, sida ay qortay AFP. Go’aankan ayaa yimid ka dib markii...

Shirkada Gaadiid Stockholm Län (SL) oo Digniin u dirtay Rakaabkeeda

0
Shirkadda gaadiidka dadweynaha ee magaalada Stockholm , SL, ayaa ugu baaqday dadka raacaya tareenada iyo basaska inay ka digtoonaadaan khatarta argagixisada ee sii kordheysa...

Baaritaan lagu Sameenayo Dadka ku nool Sweden hay’adda Skatteverket oo bilaabeysa

0
Hey'adda canshuuraha ee Skatteverket ayaa si weyn u kordhin doonta Xaqiiqda qofka ku nool Sweden laga bilaabo sanadka soo socda. Waxaa lagu cadeeyay warbixinta uu...

Dad Badan in laga celiyo Sharciga Degaanshaha Rasmiga ayay aheyd ” Helena Lindberg”

0
Kumanaan kiis ayaa hey'adda laanta socdaalku aysan kala noqonin sharciga degenaanshaha dadka aan loo ogolayn in ay Sweden sii joogaan, sida uu sheegay hanti...

Meydka Labo Qof oo laga Helay Stockholm Saacad Gudahood

0
Booliska Sweden ayaa xaqiijiyay in dad lugeynayay ay saaka oo Sabti ah ka heleen labo qof meyd labo goobood oo kala duwan oo ku yaala Stockholm. Magaalada Bajarmossen...