Home Wararka Caalamka 14 Sano Jir u dhimatay Isticmaalka Kaniiniga Tramadol, Kana soo Kicin Halkii...

14 Sano Jir u dhimatay Isticmaalka Kaniiniga Tramadol, Kana soo Kicin Halkii ay Seexatay

0

Molly Gnospelius oo 14 jir ah ayaa u dhimatay Isticmaalka Tramadol iyo Khamri kadib markii ay lasoo Caweesay Asxaabteexa.

Waxay timid Guriga iyadoo Seexatay Sariirta lakin Halkaasi ayay ku Dhimatay sida uu sheegay Aabaheed oo Warbaahinta u waramay.

Dhalinyaro badan oo Sweden ku nool ayaa u dhintaya isticmaalka Dawooyinka halka kuwa kale ay ku waashaan madama ay qaataan xadi ka badan inta loogu tala galay.

Johan oo ah Aabaha Dhalay Molly ayaa Sheegay in Gabadhiisa ay Laheyd Riyooyin Waaweyn oo dhanka Mustaqbalka ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here