Home Wararka Caalamka Baaritaan lagu Sameenayo Dadka ku nool Sweden hay’adda Skatteverket oo bilaabeysa

Baaritaan lagu Sameenayo Dadka ku nool Sweden hay’adda Skatteverket oo bilaabeysa

0

Hey’adda canshuuraha ee Skatteverket ayaa si weyn u kordhin doonta Xaqiiqda qofka ku nool Sweden laga bilaabo sanadka soo socda.

Waxaa lagu cadeeyay warbixinta uu soo bandhigay maamulka tirakoobka qaranka, taas oo ku jirta heshiiska Tidöpartierna, sida uu qoray TT.

Sidoo kale, dadka leh nambarada isku-dubbaridka  ee loo yaqaano samordningsnummer iyo dadka aan ka diiwaan gashanayn Hay’adda cashuuraha ayaa lagu daridoonaa tirakoobka dadweynaha.

Dowlada ayaa go’ankan ku dooneysa in ay ku ogaato tirada dadka saxda ee ku nool dalka madama dad badan ay ka maqanyihiin wadanka.

Heshiiska Tidöavtal ee dhinacyada dowlada ayaa ku jira heshiisyo badan kuwaasi oo qaadana mudo si loo hirgaliyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here