Home Wararka Caalamka Caruurta Waalidkooda u Kaxeeya Dibada oo Baadhitaan lagu sameenayo

Caruurta Waalidkooda u Kaxeeya Dibada oo Baadhitaan lagu sameenayo

0
Photo: Jessica Gow/TT

Inta lagu jiro fasaxa xagaaga, carruurtu waxay halis weyn ugu jiraan in dibadda loo qaado oo ay la kulmaan rabshado iyo Amaro adag iyadoo caruur badan loo kaxeeyay dibada sanadihii ugu danbeeyay

Magaalada Göteborg ayaa hadda tirin doonta inta caruur ah ee la waayay inta lagu guda jiro fasaxa xagaaga ee sanadkan.

“Waxaa jira caruur badan oo laga saaray dalka,” ayay tiri Christine Lidström, oo ah isku-duwaha xarunta taageerada gobolka ee Göteborg.

Tirada Caruurta laga saaray Dalka Sweden sanadkii hore ayaa lagu sheegay 75 caruur taasi oo tiro aad u badan marka loo eego sanadihii hore.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here