Wednesday, May 15, 2024

Toogasho ka Dhacday Magaalada Linköping ee Dalka Sweden

0
Dil kale ayaa ka dhacay Linköping kaasi oo loo geestay Nin 30 jir ah degmada Skäggetorp iyadoo Weli Aan lasoo qaban qofka ka danbeeyah. Toogashada...

Sweden oo Bilaabeysa Musaafurinta Dadka Sharci la’anta ku jooga Dalka

0
Dowladda ayaa qaadaysa tillaabooyin dhowr ah oo lagu hubinayo in dadka aan xaq u laheyn in ay Sweden sii joogaan loo tarxiilo dalalkii ay ka yimaadeen. Wasiirka...

Sharuudaha Talaalka Qofka ka Shaqeynaya Daryeelka Caafimaadka

0
Laga bilaabo Janaayo 1, 2022, qof kasta oo shaqo ka haya waaxda caafimaadka ama shaqo ka raadsanaya gudaha gobolka Dalarna wuxuu u baahan doonaa...

Hay’ada Saadaasha Hawada Sweden SMHI oo ka digtay Baraf Badan iyo Halista Gadiidka

0
Hay'ada Saadaasha SMHI ayaa ka digaysaa Baraf badan oo sababi kara dhibaatooyin xagga gaadiidka ah. - Hay'ada ayaa sidoo kale ka digtay roobabka ku da'ay...

Sharuudaha Dhanka Safarka ee Sweden ka bilowday Maanta

0
Maanta waxaa Dalka Sweden ka bilowday Sharuudo Cusub oo ku aadan dadka safarka ku imaanaya Dalka. Iswiidhan ayaa dhaqan galisay, laga bilaabo maanta, sharciyo cusub...

Sharciyada Cusub ee Sweden ka Bilaabanaya Sanadka 2022

0
Barlamaanka Sweden ayaa ansixiyay dhowr sharci oo cusub oo dhaqan galaya bilowga sanadka 2022. Sharciyadaan waxaa ka mid ah ciqaab adag oo la marsiiyo dhalinyarada...

Shirkadaha Basaska oo soo Saaray Go’an ku socda Darawalada Basaska aan la tallaalin

0
Shirkadda baska ee Nobina ayaa qaadi doonta tillaabooyin dhowr ah. Tsi loo yareeyo fiditaanka caabuqa. Waxaa ka mid ah in goobaha ugu dhow darawalka in...

Sweden oo Maanta Xiyaraado kale ku soo rogtay Basaska iyo Tareenada Dalka

0
iyadoo shalay Dowlada ay ku dhawaaqday in Qofka soo galaya wadanka uu heesto Tijaada Corona 48 Gudahooda Nuuca PCR hada waxay dhanka kale maanta...

Reham ” Waxaa Qaaday Kaarka Gaari Wadista isku daygii 11aad ee Imtixaanka ” SVT

0
Reham Al-Katma oo u dhalatay dalka Suuriya ayaa heshay shatiga darawalnimada Iswidhishka kadib 11 isku day oo imtixaan ah. Reham aad ayey ugu dhibtooday inay hesho shatiga darawalnimada, in...

AstraZeneca: Talaalka Saddexaad Waxaa ku kordhinay Awood Difaaci karta Nuuca Omicron

0
iyadoo dhawaan Dalka South Africa uu ka dilaacay Nuuc kamid ah Corona isla markana uu soo gaaray Dunida inteeda kale ayay Shirkada AstraZeneca: ku...