Thursday, May 2, 2024

Dowlada Sweden oo Sharuudo ku soo rogtay Dadka Safarka ku imaanaya Dalka

0
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday sharuudo cusub oo looga baahanyahay dadka safarka ku imaanaya Dalka. laga bilaabo 28 bisha December Dadka imaanaya Dalka waxaa...

Migrationsverket-ka oo soo saaray Waqtiga ugu Danbeeyay ee lagu Dalbanayo Deganaashaha Dadka u dhashay...

0
Wakhtiga codsiga sharciga degenaanshaha ayaa hadda dhamaanaya. Muwaadiniinta Ingriiska waxay haystaan ​​ilaa 31 December 2021 si ay u sugaan xaqa ay ku joogaan Iswiidhan...

Muhammed Abdul Rahman oo lagu Xukumay Musaafurin iyo Xukun Xabsi

0
Maxkamad ku taalla dalka Sweden ayaa xabsi daa’in iyo masaafurinta ku xukuntay Wiil 24-sano jir ah oo lagu magacaabo Muhammed Abdul Rahman, kaddib markii uu dil...

Qiimaha Caanaha Sweden oo Sare loo Qaadayo Bilowga Sanadka Cusub

0
Shirkadda cuntada ee Arla ayaa ku dhawaaqday inay sare u qaadi doonto qiimaha hal kiilogaraam oo caano ah bisha soo socota ee Janaayo sanadka cusub ee...

Sidee Ayaa ugu Fudud ee lagu heli karaa Kaarka Wadista Gawaarida Sweden ( Körkort)

0
ku soo dhawaada Warbixinteena Nashada Todobaadka oo aan Todobaad walbo Dhamaadkiisa ku soo qaadan doono Warbixin muhiim u ah Bulshada maanta waxaan ku soo...

Caabuqa Corona ee Sweden oo laga Cabsi qabo inuu gaaro Heer lamid ah Norway...

0
Iyada oo faafitaanka caabuqa Covid-19 uu si xawli ah ugu sii badanayo Danmark iyo Norway, khubarada cudurrada faafa ee Iswidhishka ayaa ka baqaya in...

Sweden oo laga bilaabay Talaalka Saddexaad ee Coronavirus

0
iyadoo dadka ugu badan ee ku nool Dalka Sweden ay qaateen talaalka labadiisa qeyb ayaa dhanka kale waxaa la bilaabay talaalka saddexaad. Gobolka Skåne ayaa...

Daraasad Coronaha Omicron oo ka dhaqso badan Boqolkiiba 70 Midka Caadiga

0
Daraasad cusub ayaa muujisay in Nuuca cusub ee Fayraska Corona “Omicron” uu 70 jeer ka dhakhso badan yahay faafitaanka, marka loo eego kan hadda ku badan Sweden iyo waddamo badan.  Dhanka...

Haweeney Gurigeeda ku Kireysay 4,600 kr Maalinti Caasimada Stockholm oo go’an laga gaaray

0
Haweeney ayaa Gurigeeda ku kireysay lacag dhan 4,600 kr bartamaha Caasimada Stockholm sida uu Qoray Hem och Hyra. Haweeneyda ayaa Gurigeeda ku Kireysay Lacagtaasi iyadoo...

Hay’ada Migrationsverket oo go’aamisay Musaafurinta Hooyo iyo Labo Caruur ah oo ay dhashay

0
Hay'adda socdaalka ay go'aansatay in ay Musaafuriso hooyo Masri ah iyo laba ka mid ah carruurteeda xili hooyada ay qabto Xanuun aan la daween...