Home Wararka Caalamka Ruushka oo u yeeray Safariiska Sweden u fadhiyay Caasimada Moscow

Ruushka oo u yeeray Safariiska Sweden u fadhiyay Caasimada Moscow

0

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa u yeertay safiirka Sweden u fadhiya Moscow, Malina Mord. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Ruushka ee RIA Novosti.

Ilaa hadda lama oga sababta loogu yeeray safiirka. Si kastaba ha ahaatee, wakaalada wararka ee Ruushka ayaa sheegtay in sidoo kale loo yeeray safiirada France iyo Spain si wax looga weydiiyo sababta keentay ceyrinta dublamaasiyiinta Ruushka .

Isla mar ahaantaana, AFP waxay sheegtay in Ruushku go’aansaday inuu eryo 34 Faransiis ah iyo 24 diblomaasiyiin Talyaani ah

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here