Monday, April 29, 2024

Sharuudaha Talaalka ee Shaqaalaha Cusub oo Degmooyin Badan ay soo Rogeen

0
Warbixin lagu baahiyay Raadiyo Sweden , ayaa lagu sheegay sheegay in siddeed degmo oo ka tirsan 26 degmo ee gobolka Stockholm, ay bilaabeen inay...

Sweden oo Xayiraado dheeri ah soo kordhineyso hadii Kiisaska sii kordhaan

0
Kiisaska Corona ayaa ku soo badanaya dalka Iswiidan, iyadoo sanadka cusub uu billowday, iyadoo kiisas badan laga soo sheegayo Gobolada Dalka. Waxaa la filayaa in tallaabada xigta...

Boqorka iyo Boqorada Sweden oo laga helay Caabuqa Corona iyagoo qaatay Talaalka Saddexaad

0
Boqortooyada Sweden ayaa ku dhawaaqay  in Boqorka iyo Boqorada Sweden laga helay Corona ah waana Boqor Carl XVI Gustaf iyo Boqorada Silvia xubnaha qosyka...

Eedo lagu soo oogay Madaxdii hore ee Bangiga Swedbank

0
Hay'adda dambiyada dhaqaalaha ayaa dacwad musuqmaasuq ah ku soo oogtay Birgit Bunsen, madaxii hore ee fulinta bangiga Swedebank, sida ay maamulka ku qortay warsaxaafadeed. Eedeynta ayaa la xiriirta khiyaamo weyn iyo wax isdaba...

Qoys dhan oo Ku dhintay Dab ka kacay Sandviken oo ka tirsan Sweden

0
Afar qof oo waaweyn iyo laba carruur ah oo hal qoys ka soo jeeda ayaa ku dhintay dab ka kacay Sandviken, ee degmada Gävleborg, habeenkii Christmas-ka. Farsamo-yaqaannada Booliska oo ka hawl- galayay goobta uu dabku ka...

Tirada Dadka ugu badnaa oo Sweden lagu toogtay Sanadka 2021

0
Wararka ka imaanaya dalka Sweden ayaa sheegaya in tirada dadka lagu dilay toogashooyinkii ka dhacay dalka Sweden ay gaartay heerkii ugu sarreeyay sanadkan. Ilaa shalay, tirada dhibanayaasha...

Shirkada ugu Horeysay ee Sweden oo Shaqada ka Ceyrineysa Shaqaalaha aan is Talaalin

0
Shirkadda caawimada gaarka ah ee Lystra ayaa ku dhawaaqday inay doonayso inay shaqada ka caydhiso inta u dhaxaysa 15 iyo 20 shaqaale ah oo diiday in laga tallaalo Corona. Go'aanka...

Liiska Afar Dal oo Carab ah kuwaasi oo lagu gali karo Shahaadada Talaalka Sweden

0
Wadamo badan oo ka baxsan Midowga Yurub ayaa ku biiray nidaamka shahaadada dhijitaalka ah ee Corona ee ka socda Midowga Yurub. Waddamadii ugu dambeeyay ee ku biiray waxaa ka mid ah...

Iskuulada Sweden oo bilaabaya Sanadka Cusub Manhaj ku Saabsan Galmada

0
Laga bilaabo sanadka soo socda, dugsiyada Iswiidhishka waxay dhaqangelin doonaan manhaj cusub oo ku saabsan waxbarashada jinsiga, kaas oo magaciisa laga badlaay "Galmada iyo...

Toogasho ka Dhacday Magaalada Linköping ee Dalka Sweden

0
Dil kale ayaa ka dhacay Linköping kaasi oo loo geestay Nin 30 jir ah degmada Skäggetorp iyadoo Weli Aan lasoo qaban qofka ka danbeeyah. Toogashada...