Booliska Norway oo War Cusub kasoo saaray Waqtiga Basaboorka oo isbadal ku dhacay

Wakhtiga la helayo Baasaboorka ayaa sii kordhi doona todobaadyada soo socda, waxaanay boolisku dadka ka codsanayaan in aanay fasax u qabsan dalka dibaddiisa ilaa ay ka helayaan baasaboorka.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*