Erdogan oo Sweden iyo Finland u sheegay Sharuudaha uu Dalkiisa Doonayo

Photo by Adem ALTAN / AFP

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxda dalalka Sweden, Finland iyo NATO kala hadlay shuruudaha Turkiga ku xiray dalalka Waqooyiga Yurub inay galaan NATO.

Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*