Sunday, May 12, 2024

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo ka hadashey Xaalada Qaxootiga ee Sanadkan

0
Wareysi uu bixiyay Mikael Ribbenvik oo ah agaasimaha guud Laanta socdaalka ayuu kaga hadlay Qaxootiga sanadkan iska dhiibay wadanka madama lagu jiro xaalad qaxooti...

Sweden 5 Qof oo u dhimatay Xanuunka Corona maanta (Sharciyo la filayo)

0
Shan qof oo kale oo qaba Xanuunka Corona ayaa la xaqiijiyay  inay u dhinteen xanuunna gudaha Sweden, sida lagu sheegay tirakoobkii ugu dambeeyay ee...

Kuleelka Sweden oo kordhaya Xili Qabowga uu yaraanayo marka loo eego Wadamada kale ee...

0
Kuleelka ka jira Dalka Sweden ayaa si dhaqso ah u sii kordhaya marka loo eego wadamada kale ee ka tirsan Yurub laga soo bilaabo...

Toogasho ka dhacay Guriga Dabaq ah oo ku yaal Magaalada Eskilstuna ee Sweden

0
Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay in dhowr xabadood lagu weeraray guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Eskilstuna, xalay fiidkii. Booliisku ma aysan helin wax dhaawac...

Socialdemokraterna oo soo bandhigay Barnaamijkiisa Doorashada ee Kooxaha Gangiska

0
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijkiisa doorashada, isagoo diiradda saaraya tallaabooyinka laga qaadayo dembiyada kooxaha gaangiska ah, joojinta ku biirista Kooxahan, iyo adkeynta...

Shacbiyada Xisbiga Sverigedemokraterna oo korortay

0
Ra'yi ururin cusub oo maanta la sameeyay ayaa muujisay sare u kac isdaba joog ah oo dhanka shacbiyad ah ee xisbiga garabka midig ee...

Jimmie Åkesson oo eedeeyay Raisal Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson

0
Hoggaamiyaha xisbiga SD Jimmy Okesson ayaa ra’iisal wasaare Magdalena Andersson ku eedeeyay “in ay si badheedh ah u burburisay Sweden”. Andersson waxay nafteeda u hurtay inay burburiso dal...

Xisbiyada S iyo MP ee Sweden oo Heshiis ka gaaray Siyaasada Socdaalka

0
Xisbiga Sooshal dimuqraadiga iyo xisbiga Miljöpartiet ayaa isku raacay in la diro dhamaan soojeedinta guddiga socdaalka si wadatashi looga sameeyo. Laakiin xisbiga Miljöpartiet ayaa meel...

Qeybaha ugu badan ee Garoonka Diyaaradaha Oslo oo la xiray

0
Qeybo badan oo ka mid ah garoonka diyaaradaha ee Oslo Gardermoen ayaa loo xirey cudurkan faafa awgood, sida ay ku soo warantay idaacada Norway...

Hay’ada Socdaalka oo war kasoo saartay Mudada lagu helayo Jawaabaha

0
Agaasimaha Guud ee Hay'ada Socdaalka, Mikael Repinvik, wuxuu sheegay in hay'addu ay yareyneyso waqtiyada ka baaraandegidda codsiyada magangalyada, iyadoo rajeyneysa in sannad gudihiis lagu...