Sunday, April 28, 2024

Xisbiga Liberalerna oo soo bandhigay Qorshahooda ku aadan doorashada sweden ee Sanadkan..

0
Xisbiga Liberalerna oo kamid ah xisbiyada ku tartamaya doorashada ka dhaceysa dalka sweden dhamaadka sanadkan ayaa soo bandhigay qorshahooda ku aadan doorashada hadii la doorto...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Dadka u dhintay Talaalka Corona

0
Ilaa dhammaadka Janaayo, Caymiska Dawada Sweden ayaa bixisay magdhow dadka dhibaatada kasoo gaartay tallaalka 59 xaaladood - marka la isku daro 928 xaaladood oo...

Dowlada oo Xadideysa Mid Kamid ah Qaabka Loo Helo Sharciga Deganaanshaha Sweden

0
Xisbiyada Midigta ee Sweden ayaa Dhawaan Ku Heshiiyay Dowlada Cusub ee la filayo inay Sweden yeelato waxana ay ku Heshiiyeen Qodobo dhoor ah oo...

Hindise Cusub ” Baaritaan lagu Sameenayo Taleefanada iyo Guryaha iyadoo aanan Dambi lagugu helin

0
Dowlada Sweden ayaa wada hindise dhigaya in Baaritaan lagu sameyn karo gurigaaga iyo Taleefankaaga iyadoo aysan jirin wax dambi ah oo markaasi lagugu hayo. Hidisaha...

”Waa Dhibaato aanan Waligeed lagu arkin Sweden” Raisal Wasaaraha Sweden oo si adag uga...

0
Raiisel wasaare Ulf Kristersson ayaa ku tilmaamay dambiyada gaangiska ee dhawaan gilgilay Iswiidhan inay ahaayeen "mid aad u xun". Si kastaba ha ahaatee, wuxuu rajeynayaa,...

Ruushka oo War Cusub ka Soo saaray Dagaalka Ukraine uu ku qaaday

0
Aqalka Kremlin-ka ayaa sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu diyaar u yahay inuu wafdi u diro Belarus si uu wadahadal ula yeesho Ukraine, iyadoo...

Talo soo jeedin ku aadan Qidmada Ilkaha ee Dadka Waaweyn oo lasoo bandhigay

0
Baaritaan gaar ah oo dowladeed ayaa soo jeedisay in la dajiyo lacag go'an oo loogu talagalay baaritaanka ilkaha, iyo qaar ka mid ah kiisaska daryeelka ilkaha...

Waxaa lagu Ganaaxay 1 Milyan kadib markii lagu helay in uu iibiyo Kanaalo iyo...

0
Maxkamad ku taala Småland oo ka tirsan Sweden ayaa maanta xukuntay nin Sida la sheegay iibin jiray Rasiifaro ay ku jiraan Kanaalo kuwaasi oo...

Qaxootiga Cusub ee Iska dhiiba Sweden oo Xaruumo Qasab ah la dajinayo

0
Dowladda Sweden ayaa go’aansatey in ay boqollaal milyan oo krone u qoondeyso miisaaniyada deyrta si loo sameeyo xarumo lagu celiyo qaxootiga la diido, xeryo...

Sweden oo Musaafurin iyo Xabsi ku xukuntay Todobo Qof oo lagu eedeeyay

0
Todobo qof ayaa lagu xukumay xabsi u dhexeeya lix ilaa toban sano, kuwaas oo lagu eedeeyay dambiyo daroogo oo halis ah mid ka mid ah kiisaska...